1Markii Rabbigu soo celiyey maxaabiistii Siyoon, Waxaynu noqonnay sida kuwa riyooda.
1Palveteekonna laul. Kui Issand tõi tagasi Siioni vangid, siis olime nagu unenägijad.
2Markaasaa afkeenna waxaa ka buuxsamay qosol, Carrabkeennana gabay, Kolkaasaa quruumaha waxaa laga dhex yidhi, Rabbigu waxyaalo waaweyn ayuu iyaga u sameeyey.
2Siis oli meie suu täis naeru ja meie keel täis hõiskamist, siis öeldi paganarahvaste seas: 'Issand on neile suuri asju teinud!'
3Rabbigu wuxuu inoo sameeyey waxyaalo waaweyn, Oo aynu ku faraxsan nahay.
3Issand on meile suuri asju teinud, me oleme rõõmsad.
4Rabbiyow, maxaabiisnimada mar kale nooga soo celi Sida durdurrada koonfureed.
4Issand, too tagasi meie vangid, nagu veeojad Lõunamaal!
5Kuwa ilmada wax ku abuurtaa, farxad bay ku goosan doonaan.Kii iska taga isagoo ooyaya oo abuurkiisa sita, Wuxuu soo noqon doonaa isagoo faraxsan oo xidhmooyinkiisa sita.
5Kes silmaveega külvavad, lõikavad hõiskamisega.
6Kii iska taga isagoo ooyaya oo abuurkiisa sita, Wuxuu soo noqon doonaa isagoo faraxsan oo xidhmooyinkiisa sita.
6Kes minnes kõnnib nuttes, kui ta külviseemet kannab, see tuleb ja hõiskab, kandes oma vihke.