1Kuwa Rabbiga isku halleeyaa Waa sida Buur Siyoon oo aan la dhaqaajin karin, laakiinse weligeedba sii jirta.
1Matkalaulu. Kuin Siionin vuori on Herraan luottava kansa, se ei horju vaan kestää iäti.
2Sida buuruhu Yeruusaalem ugu wareegsan yihiin Ayuu Rabbigu dadkiisa ugu wareegsan yahay, Hadda intii ka bilaabata iyo tan iyo weligeedba.
2Niin kuin vuoret ympäröivät Jerusalemia, niin suojaa Herra kansaansa nyt ja aina.
3Waayo, usha xumaantu ku dhici mayso qaybta kuwa xaqa ah, Si aan kuwa xaqa ahu gacmahooda xumaan ugu soo fidin.
3Siksi ei vääryyden valtikka pysy oikeamielisten maassa eikä vanhurskas joudu tarttumaan vääryyden töihin.
4Rabbiyow, kuwa wanaagsan wanaag u samee, Iyo weliba kuwa qalbigoodu qumman yahay.Laakiinse kuwa geesta ugu leexda jidadkooda qalloocan Rabbigu wuxuu iyaga la kaxayn doonaa xumaanfalayaasha. Reer binu Israa'iil korkooda nabadu ha ahaato.
4Herra, palkitse hyvät hyvällä, oikeamieliset oikeudella.
5Laakiinse kuwa geesta ugu leexda jidadkooda qalloocan Rabbigu wuxuu iyaga la kaxayn doonaa xumaanfalayaasha. Reer binu Israa'iil korkooda nabadu ha ahaato.
5Herra, tuhoa ne, jotka eksyvät kierouden poluille. Hävitä vääryydentekijät! Rauha ja menestys Israelille!