Somali

Lithuanian

Ecclesiastes

6

1Waxaa jira wax xun oo aan qorraxda hoosteeda ku arkay, taasuna waa wax dadka ku culus,
1Pastebėjau kitą blogybę pasaulyje, kuri yra dažna tarp žmonių.
2waana nin Ilaah siiyey maal, iyo hanti, iyo sharaf, oo wax alla wixii naftiisu jeceshahayna aan waxba ka dhinnayn, oo haddana Ilaah isaga aan siin karti uu wax kaga cuno, laakiinse uu shisheeye iska cuno. Taasu waa wax aan waxba tarayn iyo dhibaato xun.
2Kai kam Dievas duoda turtų, lobio ir garbės. Jis turi visko, ko siela geidžia, bet jis negali tuo pasinaudoti­svetimas naudojasi tuo. Tai yra tuštybė ir didelė nelaimė.
3Haddii nin boqol carruur ah dhalo, oo uu sannado badan noolaado si uu u cimri dheeraado, laakiinse ayan naftiisu wax wanaagsan ka dhergin, oo haddana aan la aasin, waxaan leeyahay, Kaas waxaa ka wanaagsan dhicis.
3Jei žmogui gimtų šimtas vaikų ir jis gyventų daug metų, bet jo siela nepasitenkintų gėrybėmis ir jis neturėtų net kapo, tai negyvas gimęs kūdikis yra laimingesnis už jį.
4Waayo, dhicisku wax aan waxba tarayn ayuu u yimaadaa, gudcur buuna ku tagaa, oo magiciisana gudcur baa daboola.
4Jis atėjo į tuštybę ir nueina į tamsą; jo vardą uždengia tamsa.
5Oo weliba qorraxda ma uu arag, mana garan, oo kaasu waa ka sii nasasho badan yahay kii kale.
5Jis nematė saulės ir nieko nežino; jam ramiau negu tam,
6In kastoo uu noolaado kun sannadood oo laba jibbaar ah, laakiinse uusan wax wanaagsan ku raaxaysan, sow kulliba isku meel lama wada tago?
6kuris gyventų žemėje du tūkstančius metų, bet nematytų gero; visi eina į tą pačią vietą.
7Nin hawshiisa oo dhan waa u afkiisaa, laakiinse kama hamuun beelo.
7Žmogus dirba dėl savo burnos, bet jo siela nepasitenkina.
8Waayo, bal kii xigmad lahu maxaa faa'iido ah oo uu nacaska dheer yahay? Miskiinkii kuwa nool hortooda si loogu socdo yaqaanse, maxaa faa'iido ah oo uu leeyahay?
8Kuo išmintingasis pranašesnis už kvailį? Kokia nauda beturčiui, kuris žino, kaip gyventi?
9Damac iska wareega waxaa ka wanaagsan indhaha aragtiddooda, taasuna waa wax aan waxba tarayn iyo dabagalka dabaysha oo kale.
9Geriau matyti akimis negu mintimis klajoti; tai taip pat tuštybė ir vėjo gaudymas.
10Nin waluba wuxuu yahayba waa horaa loo magacaabay, oo waa la garanayaa inuu binu-aadmi yahay, oo lamana uu diriri karo kan isaga ka xoog badan.
10Visa, kas yra, jau pavadinta ir žinoma, kad tai yra žmogus. Jis negali varžytis su stipresniu už save.
11Waxaa jira waxyaalo badan oo sii kordhiya waxa aan waxba tarayn, bal maxaa faa'iido ah oo uu binu-aadmigu leeyahay?Waayo, bal yaa garanaya waxa qof u wanaagsan intuu nool yahay oo ah maalmihii cimrigiisa aan waxba tarayn oo dhan ee uu sida hoos oo kale u dhaafiyo? Waayo, bal yaa nin u sheegi kara waxa qorraxda hoosteeda isaga dabadiis ahaan doona?
11Daug dalykų, nuo kurių gausėja tuštybės. Kokia nauda iš to žmogui?
12Waayo, bal yaa garanaya waxa qof u wanaagsan intuu nool yahay oo ah maalmihii cimrigiisa aan waxba tarayn oo dhan ee uu sida hoos oo kale u dhaafiyo? Waayo, bal yaa nin u sheegi kara waxa qorraxda hoosteeda isaga dabadiis ahaan doona?
12Kas žino, kas žmogui gyvenime naudinga per visas jo gyvenimo dienas, kurios prabėga kaip šešėlis? Kas gali pasakyti, kas bus pasaulyje po jo?