1Dadka Israa'iilow, u soo noqda Rabbiga Ilaahiinna ah, waayo, xumaantiinnii waad ku dhacdeen.
1“Izraeli, sugrįžk pas Viešpatį, savo Dievą, nes tu suklupai dėl savo kaltės.
2Erayo ula taga Rabbiga, oo waxaad ku tidhaahdaan, Xumaanta oo dhan naga fogee oo si wanaagsan noo aqbal, oo annaguna waxaan sidii dibi qurbaan ah kuu siin doonnaa caabudidda bushimahayaga.
2Pripažinkite kaltę ir gręžkitės į Viešpatį, sakydami: ‘Pašalink mūsų kaltes ir priimk mus maloningai, tai aukosime Tau savo lūpų aukas.
3Reer Ashuur na badbaadin maayo, oo annagu fardo fuuli mayno, oo weliba sancada gacmahayagana mar dambe ku odhan mayno, Waxaad tihiin ilaahayo. Waayo, agoontu adigay naxariis kaa helaan.
3Asirija neišgelbės mūsų, nebejosime ant žirgų ir nebesakysime savo rankų darbams: ‘Tu mūsų dievas’. Tik Tu, Viešpatie, pasigaili našlaičių’.
4Dibunoqoshadooda waan bogsiin doonaa, oo waxaan iyaga u jeclaan doonaa si ikhtiyaar ah, waayo, cadhadaydii way ka noqotay.
4Aš išgydysiu jų paklydimą, gera valia juos mylėsiu, nes mano rūstybė nusigręžė nuo jų.
5Waxaan dadka Israa'iil u noqon doonaa sida sayaxa oo kale, oo iyaguna waxay u ubxin doonaan sida ubaxa oo kale, oo waxay xididdada u mudan doonaan sida Lubnaan oo kale.
5Aš būsiu kaip rasa Izraeliui, jis žydės kaip lelija ir išleis šaknis kaip Libano kedras.
6Laamahoodu way kala bixi doonaan oo quruxdooduna waxay ahaan doontaa sidii geedka saytuunka, oo caraftooduna waxay ahaan doontaa sidii Lubnaan oo kale.
6Jis išsikeros, išleis atžalas, bus gražus kaip alyvmedis ir kvepės kaip Libanas.
7Oo kuwa hadhka hoos joogaana way soo noqon doonaan. Waxay u soo noolaan doonaan sida hadhuudhka oo kale, oo waxay u ubxin doonaan sida canabka oo kale. Udgoonkooduna wuxuu ahaan doonaa sida khamriga Lubnaan oo kale.
7Gyvenusieji jo pavėsyje sugrįš, atsigaus kaip javai, žydės lyg vynmedis; jų kvapas bus kaip Libano vyno.
8Reer Efrayim waxay odhan doonaan, Bal maxaa mar dambe annaga iyo sanamyo noo dhexeeya? Anna waan u jawaabay oo waan fiirin doonaa. Waxaan ahay sida geed beroosh ah oo qoyan, midhihiinna xaggaygaa laga helaa.Kii xigmad lahu waxyaalahan ha fiirsado. Kii miyir lahuna ha garto. Waayo, Rabbiga jidadkiisu waa qumman yihiin, oo kuwii xaq ahuna way ku socon doonaan, laakiinse kuwa xadgudbaa way ku dhex dhici doonaan.
8Efraimai, ką Aš turiu bendro su stabais? Aš išklausiau ir pastebėjau tave! Aš esu kaip žaliuojantis kiparisas, iš manęs sulauksi savo vaisiaus.
9Kii xigmad lahu waxyaalahan ha fiirsado. Kii miyir lahuna ha garto. Waayo, Rabbiga jidadkiisu waa qumman yihiin, oo kuwii xaq ahuna way ku socon doonaan, laakiinse kuwa xadgudbaa way ku dhex dhici doonaan.
9Išmintingas tai supras, sumanus tai žinos! Viešpaties keliai teisingi, ir teisieji vaikščioja jais, o nusidėjėliai suklumpa”.