Somali

Lithuanian

Leviticus

12

1Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi,
1Viešpats kalbėjo Mozei:
2Reer binu Israa'iil la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Haddii naagu ilmo uuraysato oo ay wiil dhasho, markaas intii toddoba maalmood ah waa inay nijaas ahaataa, oo waxay u nijaasoobaysaa siday nijaasta u ahayd maalmihii dhiiggeeda.
2“Paskelbk izraelitams: ‘Jei moteris pagimdytų berniuką, ji bus septynias dienas nešvari, kaip mėnesinių metu.
3Oo maalinta siddeedaadna wiilka buuryadiisa ha la gudo.
3Aštuntąją dieną kūdikis bus apipjaustytas,
4Oo iyadu waa inay ku sii jirtaa dhiigga isdaahirinteeda saddex iyo soddon maalmood oo kale, oo waa inayan taaban wax quduus ah, waana inayan meesha quduuska ah gelin ilamaa maalmaha isdaahirinteedu ay dhammaystirmaan.
4bet ji pasiliks dar trisdešimt tris dienas apsivalymui. Nieko, kas šventa, ji nepalies ir neis į šventyklą, iki pasibaigs jos apsivalymo dienos.
5Laakiinse hadday gabadh dhasho, markaas intii laba toddobaad ah waa inay nijaas ahaataa sidii markay xagga dhiigga nijaas ka tahay, oo waa inay ku sii jirtaa dhiigga isdaahirinteeda lix iyo lixdan maalmood oo kale.
5O jei pagimdytų mergaitę, bus nešvari dvi savaites, kaip mėnesinių metu, ir šešiasdešimt šešias dienas tęsis apsivalymas.
6Oo markii maalmaha isdaahirinteedu ay dhammaystirmaan wiilkeeda aawadiis ama gabadheeda aawadeed waa inay keentaa wan gu jira oo qurbaan la gubo aawadiis loo bixiyo, iyo xamaam yar ama qoolley oo qurbaan dembi aawadiis loo bixiyo oo waa inay wadaadka ugu keentaa teendhada shirka iriddeeda.
6Kai pasibaigs jos apsivalymo dienos už sūnų ar dukterį, atves prie Susitikimo palapinės įėjimo metinį avinėlį deginamajai aukai ir jauną karvelį ar balandį aukai už nuodėmę ir atiduos kunigui,
7Oo isna qurbaankaas waa inuu ku bixiyaa Rabbiga hortiisa, oo waa inuu iyada kafaaraggud u sameeyaa, oo iyana dhiigbixiddeeda way ka daahirsanaan doontaa. Kanu waa sharciga ku saabsan tii dhasha ama wiil ha ahaado ama gabadhe.Oo haddii lacagteedu ayan wan ugu filnaynna waa inay keentaa laba qoolley ama laba xamaam oo yaryar, oo midkood waa in loo bixiyaa qurbaan la gubo aawadiis, kan kalena waa in loo bixiyaa qurbaan dembi aawadiis, oo wadaadkuna waa inuu iyada kafaaraggud u sameeyaa, oo iyana daahir bay ahaan doontaa.
7kuris tai aukos Viešpaties akivaizdoje ir sutaikins ją su Viešpačiu, ir taip ji bus apvalyta. Toks yra įstatymas apie pagimdžiusią berniuką ar mergaitę.
8Oo haddii lacagteedu ayan wan ugu filnaynna waa inay keentaa laba qoolley ama laba xamaam oo yaryar, oo midkood waa in loo bixiyaa qurbaan la gubo aawadiis, kan kalena waa in loo bixiyaa qurbaan dembi aawadiis, oo wadaadkuna waa inuu iyada kafaaraggud u sameeyaa, oo iyana daahir bay ahaan doontaa.
8O jei neturėtų iš ko ir negalėtų aukoti avinėlio, ims du balandžius ar du jaunus karvelius­vieną deginimo aukai, o kitą aukai už nuodėmę,­kunigas sutaikins ją, ir ji bus apvalyta’ ”.