Somali

Lithuanian

Nehemiah

2

1Bishii Niisaan oo ahayd sannaddii labaatanaad oo boqor Artaxshasta, iyadoo khamri hor yaal isaga ayaan khamrigii qaaday oo boqorkii siiyey. Hadda ka hor anigu boqorka hortiisa caloolxumo kuma joogi jirin.
1Dvidešimtaisiais karaliaus Artakserkso metais, Nisano mėnesį, aš pakėliau vyno taurę ir ją padaviau karaliui. Kadangi aš niekada nebūdavau nuliūdęs jo akivaizdoje,
2Oo boqorkii wuxuu igu yidhi, War maxaa wejigaagu u murugaysan yahay adigoo aan bukayn? Tanu wax kale ma aha waase tiiraanyo qalbiga ku jirta. Markaasaan aad u baqay,
2karalius klausė manęs: “Kodėl tavo veidas nusiminęs? Juk nesergi. Tai ne kas kita, kaip širdies skausmas”. Aš labai nusigandau
3oo waxaan boqorkii ku idhi, Boqorow, weligaaba noolow. Bal maxaa wejigaygu la murugaysnaan waayay, iyadoo magaalada ah meeshii awowayaashay xabaalahoodu ahaayeen ay baabba' tahay, oo irdaheediina dab lagu gubay?
3ir tariau karaliui: “Tegyvuoja karalius amžinai! Kaip man neliūdėti, kai miestas, kuriame yra mano tėvų kapai, apleistas ir jo vartai ugnies sunaikinti?”
4Markaasaa boqorkii wuxuu igu yidhi, Hadda maxaad iga baryaysaa? Kolkaasaan Ilaaha samada baryay.
4Karalius klausė: “Ko norėtum?” Aš meldžiausi dangaus Dievui
5Oo waxaan boqorkii ku idhi, Boqorow, hadday ku farxiso, oo haddaad raalli iga tahay anoo addoonkaaga ah, waxaan doonayaa inaad ii dirtid dalka Yahuudah oo ay ku taal magaalada awowayaashay xabaalahoodu yihiin, inaan dhiso.
5ir tariau karaliui: “Jei karaliui patiktų ir tavo tarnas surastų malonę tavo akyse, siųsk mane į Judą, į mano tėvų kapų miestą, kad galėčiau jį atstatyti”.
6Kolkaasaa boqorkii wuxuu igu yidhi, (iyadoo boqoraddiina agtiisa fadhido) Sodcaalkaagu tan iyo goormuu ahaanayaa? Goormaadse soo noqonaysaa? Markaasuu boqorku ku farxay inuu i diro; oo waxaan u qabtay wakhti.
6Karalius, karalienei sėdint šalia jo, sakė man: “Kiek užtruksi kelionėje ir kada sugrįši?” Karaliui patiko mane pasiųsti, ir aš nurodžiau jam laiką.
7Oo weliba waxaan boqorkii ku idhi, Boqorow, haddaad raalli ka tahay, ha lay siiyo warqado aan u geeyo taliyayaasha webiga ka shisheeya, si ay igu oggolaadaan inaan dhex maro dalkooda ilaa aan gaadho dalka Yahuudah;
7Be to, aš sakiau karaliui: “Jei karaliui patiktų, tegul duoda man laiškų valdytojams anapus upės, kad jie mane praleistų vykti į Judą,
8iyo warqad kaloo aan siiyo Aasaaf oo ah kan dhawra dhirta boqorka, si uu ii siiyo alwaax aan ku sameeyo waxa haya saqafka irdaha qalcadda ee guriga u dhow, iyo derbiga magaalada iyo guriga aan geli doono. Oo boqorkiina wuu ii wada oggolaaday sidii ay gacantii wanaagsanayd ee Ilaahay ii saarnayd.
8ir laišką Asafui, karaliaus girininkui, kad jis man duotų medžių rūmų vartams, miesto sienai ir namams, kuriuose apsigyvensiu”. Karalius davė man, ko prašiau, nes gera Dievo ranka buvo ant manęs.
9Markaasaan u imid taliyayaashii webiga ka shisheeyey, oo iyagii siiyey warqadihii boqorka. Oo weliba waxaa boqorku igu daray saraakiil ciidanka ka tirsan iyo fardooley.
9Nuvykęs pas valdytojus anapus upės, įteikiau jiems karaliaus laiškus; kartu su manimi buvo karaliaus pasiųsti kariuomenės vadai ir raiteliai.
10Oo Sanballad oo ahaa reer Xoron, iyo addoonkii ahaa Toobiyaah oo ahaa reer Cammoon markay maqleen inuu yimid nin doonaya wanaagga reer binu Israa'iil ayay aad iyo aad u murugoodeen.
10Sanbalatas iš Horono ir Tobija, tarnas iš Amono, sužinoję, kad atvyko besirūpinąs izraelitų gerove žmogus, buvo labai nepatenkinti.
11Markaasaan Yeruusaalem imid, oo halkaasaan saddex maalmood iska joogay.
11Atvykęs į Jeruzalę ir išbuvęs tris dienas,
12Oo habeennimadii ayaan kacay, anigoo ay dhawr nin ila socdaan, oo ninna uma aan sheegin waxa Ilaahay qalbigayga geliyey inaan Yeruusaalem u sameeyo. Oo neefna ilama jirin neefkii aan fuushanaa mooyaane.
12atsikėliau naktį, su manimi atsikėlė ir keli vyrai. Niekam nesakiau, ką Dievas buvo įdėjęs man į širdį daryti Jeruzalėje. Su savimi turėjau tik gyvulį, ant kurio jojau.
13Oo habeennimo ayaan ka baxay Iriddii Dooxada, oo ku tiil xagga Ceelkii Maska, oo waxaan maray xagga Iriddii Digada, waanan fiiriyey derbiyadii Yeruusaalem oo wada dunsanaa, iyo irdaheedii dabka lagu gubay.
13Naktį aš išjojau pro Slėnio vartus priešais Slibino versmę ir jojau Šiukšlių vartų link, apžiūrėdamas Jeruzalės sugriautas sienas ir ugnies sunaikintus vartus.
14Oo haddana waxaan tegey Iriddii Isha biyaha iyo xaggii Balligii Boqorka; laakiinse neefkii aan fuushanaa meeluu maro ma jirin.
14Prijojus prie Versmės vartų ir Karaliaus tvenkinio, nebuvo vietos, kur galėtų praeiti gyvulys, kuriuo jojau.
15Oo haddana waxaan habeennimo tegey xaggii durdurka, oo derbigii baan fiiriyey, kolkaasaan dib u noqday, oo magaaladii ka soo galay xaggii Iriddii Dooxada, oo saasaan u soo noqday.
15Aš ėjau palei upelį, apžiūrėdamas sieną ir grįžau atgal pro Slėnio vartus.
16Oo taliyayaashiina ma ay ogayn meel aan tegey iyo wixii aan sameeyey toona; oo weli waxba uma aan sheegin Yuhuuddii, iyo wadaaddadii, iyo kuwii gobta ahaa, iyo taliyayaashii, iyo intii kaloo shuqulka samaysay toona.
16Valdininkai nežinojo, kur aš buvau ir ką dariau. Aš iki šiol niekam nebuvau sakęs: nei žydams, nei kunigams, nei kilmingiesiems, nei valdininkams, nei tiems, kurie turėjo dirbti.
17Markaasaan ku idhi, War waad aragtaan xaalka xun oo aan ku jirno, iyo sida Yeruusaalem u baabba'day, iyo in irdaheedii dab lagu gubay. Haddaba kaalaya oo aan dhisno derbiga Yeruusaalem, si aynaan mar dambe u sii ceebaysnaan.
17Tada jiems tariau: “Jūs matote, kokiame varge esame; Jeruzalė apleista ir jos vartai sudeginti. Atstatykime Jeruzalės sieną, kad nebūtų mums pažeminimo”.
18Oo waxaan iyagii wax uga sheegay gacantii Ilaahay oo korkayga ku wanaagsanayd, iyo weliba erayadii uu boqorku igula hadlay. Oo iyana waxay yidhaahdeen, Ina kiciya aan dhisnee. Sidaasay gacmahoodii shuqulkii wanaagsanaa ugu xoogeeyeen.
18Ir papasakojau jiems, kaip mano Dievo ranka buvo su manimi; taip pat papasakojau, ką karalius man kalbėjo. Jie sakė: “Pakilkime ir statykime”. Taip jie sutvirtino savo rankas geram darbui.
19Laakiinse Sanballad oo ahaa reer Xoron, iyo addoonkii ahaa Toobiyaah oo ahaa reer Cammoon, iyo Geshem oo ahaa Carab, markay taas maqleen ayay nagu qosleen, oo na quudhsadeen, oo waxay yidhaahdeen, War waxaad samaynaysaan waa maxay? Ma boqorkaad ku caasiyoobaysaan?Markaasaan jawaabay oo ku idhi, Ilaaha samadu wuu na liibaanin doonnaa, oo sidaas daraaddeed annagoo addoommadiisa ah waannu kici doonnaa, wax baannuna dhisi doonnaa, laakiinse idinku Yeruusaalem kuma lihidin qayb, ama xaq, amase xusuus toona.
19Kai Sanbalatas iš Horono, Tobija, tarnas iš Amono, ir arabas Gešemas apie tai išgirdo, jie tyčiojosi iš mūsų ir niekino mus, sakydami: “Ką jūs čia dirbate? Ar norite sukilti prieš karalių?”
20Markaasaan jawaabay oo ku idhi, Ilaaha samadu wuu na liibaanin doonnaa, oo sidaas daraaddeed annagoo addoommadiisa ah waannu kici doonnaa, wax baannuna dhisi doonnaa, laakiinse idinku Yeruusaalem kuma lihidin qayb, ama xaq, amase xusuus toona.
20Jiems atsakiau: “Dangaus Dievas duos mums sėkmę, o mes, Jo tarnai, statysime. Bet jūs neturite dalies, teisės nė atminimo Jeruzalėje”.