1Waxaa barakaysan mid kasta oo Rabbiga ka cabsada, Oo jidadkiisa ku socda.
1Palaimintas kiekvienas, kuris bijosi Viešpaties ir vaikščioja Jo keliais!
2Waayo, waad cuni doontaa waxa gacmahaagu ku hawshoodeen, Waadna farxi doontaa, oo waad barwaaqoobi doontaa.
2Tu valgysi iš savo rankų darbo, būsi laimingas, tau gerai seksis.
3Naagtaadu waxay gurigaaga ku dhex ahaan doontaa sida geed canab ah oo midho badan dhala. Carruurtaaduna waxay noqon doonaan sida geedo saytuun ah oo miiskaaga ku wareegsan.
3Tavo žmona bus kaip vaisingas vynmedis tavo namuose, tavo vaikai sėdės aplink stalą kaip alyvų atžalos.
4Bal eeg, sidaasuu u barakoobi doonaa Ninka Rabbiga ka cabsadaa.
4Štai kaip palaimintas bus žmogus, kuris bijo Viešpaties!
5Rabbigu Siyoon buu kaa barakayn doonaa, Oo cimrigaaga oo dhan waxaad arki doontaa wanaagga Yeruusaalem.Haah, oo waxaad arki doontaa carruurtaada carruurtooda. Reer binu Israa'iil korkooda nabadu ha ahaato.
5Viešpats palaimins tave nuo Siono, per visą gyvenimą Jeruzalės gerovę regėsi.
6Haah, oo waxaad arki doontaa carruurtaada carruurtooda. Reer binu Israa'iil korkooda nabadu ha ahaato.
6Tu matysi savo vaikus ir vaikaičius! Taika tebūna Izraeliui!