Somali

Lithuanian

Psalms

136

1Rabbiga ku mahad naqa, waayo, isagu waa wanaagsan yahay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
1Dėkokite Viešpačiui, nes Jis geras, nes Jo gailestingumas amžinas.
2Ku mahad naqa Ilaaha ilaahyada, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
2Dėkokite dievų Dievui, nes Jo gailestingumas amžinas.
3Ku mahad naqa Sayidka sayidyada, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
3Dėkokite viešpačių Viešpačiui, nes Jo gailestingumas amžinas.
4Kan keligiis sameeya yaabab waaweyn, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
4Kuris vienas daro didelius stebuklus, nes Jo gailestingumas amžinas.
5Kan samada waxgarashada ku sameeyey, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
5Kuris išmintingai dangų sukūrė, nes Jo gailestingumas amžinas.
6Kan dhulka biyaha korkooda ku goglay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
6Kuris viršum vandenų ištiesė žemę, nes Jo gailestingumas amžinas.
7Kan sameeyey iftiimmo waaweyn, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
7Kuris dideles šviesas sukūrė, nes Jo gailestingumas amžinas.
8Qorraxdu inay maalinta xukunto, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
8Saulę sukūrė, kad viešpatautų dienai, nes Jo gailestingumas amžinas.
9Dayaxa iyo xiddiguhuna inay habeenka xukumaan, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
9Mėnulį ir žvaigždes, kad viešpatautų nakčiai, nes Jo gailestingumas amžinas.
10Kan Masar curadyadii ka laayay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
10Kuris pirmagimius Egipte ištiko, nes Jo gailestingumas amžinas.
11Oo reer binu Israa'iilna ka soo dhex saaray, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
11Ir išvedė iš ten Izraelį, nes Jo gailestingumas amžinas.
12Kan kaga soo bixiyey gacan xoog badan iyo cudud fidsan, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
12Ištiesta galinga ranka ir tvirta dešine savo, nes Jo gailestingumas amžinas.
13Kan Badda Cas kala qaybiyey, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
13Kuris perskyrė Raudonąją jūrą, nes Jo gailestingumas amžinas.
14Oo reer binu Israa'iilna dhex marshay iyada, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
14Ir pervedė per ją Izraelį, nes Jo gailestingumas amžinas.
15Laakiinse Fircoon iyo ciidankiisiiba wuu ku afgembiyey Badda Cas dhexdeeda, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
15Faraoną ir jo kariuomenę Raudonojoje jūroje pražudė, nes Jo gailestingumas amžinas.
16Kan dadkiisa cidlada dhex hoggaamiyey, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
16Kuris savo tautą per dykumą vedė, nes Jo gailestingumas amžinas.
17Kan boqorro waaweyn wax ku dhuftay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
17Kuris stiprius karalius nugalėjo, nes Jo gailestingumas amžinas.
18Oo laayay boqorro caan ah, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
18Kuris garsius karalius nužudė, nes Jo gailestingumas amžinas.
19Kuwaas oo ahaa Siixon oo ahaa boqorkii reer Amor, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
19Sihoną, amoritų karalių, nes Jo gailestingumas amžinas.
20Iyo Coog oo ahaa boqorkii Baashaan, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
20Ir Ogą, Bašano karalių, nes Jo gailestingumas amžinas.
21Oo dalkoodiina u bixiyey dhaxal ahaan, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
21Ir jų žemę Izraeliui paveldėti davė, nes Jo gailestingumas amžinas.
22Kaasoo ahaa dhaxalkii uu siiyey addoonkiisii Israa'iil, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
22Savajam tarnui Izraeliui valdyti leido, nes Jo gailestingumas amžinas.
23Kan ina soo xusuustay markaan gunta ahayn, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
23Kuris atsiminė mus mūsų pažeminime, nes Jo gailestingumas amžinas.
24Oo inaga soo samatabbixiyey cadaawayaasheennii, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
24Iš priešų mus išvadavo, nes Jo gailestingumas amžinas.
25Kan cunto siiya wax kastoo jidh leh, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.Ku mahad naqa Ilaaha samada, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
25Kuris maitina visa, kas gyva, nes Jo gailestingumas amžinas.
26Ku mahad naqa Ilaaha samada, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
26Dėkokite dangaus Dievui, nes Jo gailestingumas amžinas.