1Aasaaskiisu wuxuu ku jiraa buuraha quduuska ah.
1Jo pamatas ant šventųjų kalnų.
2Rabbigu degmooyinka reer Yacquub oo dhan Wuxuu ka jecel yahay irdaha Siyoon.
2Viešpats myli Siono vartus labiau už visas Jokūbo buveines.
3Magaalada Ilaahay, Waxyaalo ammaan badan ayaa lagaa sheegaa. (Selaah)
3Šlovingi dalykai pasakojami apie tave, Dievo mieste!
4Anigu waxaan ka sheekayn doonaa Rahab iyo Baabuloon sidii kuwo i yaqaan, Bal eeg, Falastiin, iyo Turos, iyo Itoobiya. Midkanu halkaasuu ku dhashay.
4Minėsiu Rahabą ir Babiloną tarp tų, kurie žino mane. Filistijos, Tyro ir Etiopijos gyventojai yra ten gimę.
5Haah, oo Siyoonna waxaa laga odhan doonaa, Midkan iyo midkaasuba iyaduu ku dhashay, Oo Ilaaha ugu sarreeya ayaa iyada dhisi doona.
5Bet apie Sioną bus sakoma: “Šitas ir tas vyras jame yra gimę”. Aukščiausiasis įsteigė jį.
6Rabbigu wuu tirin doonaa markuu dadka qorayo, Midkanu halkaasuu ku dhashay. (Selaah)Kuwa gabya iyo kuwa cayaaraaba waxay odhan doonaan, Waxaa kugu jira ilahayga oo dhan.
6Viešpats užrašys tautų knygoje: “Šitas yra ten gimęs”.
7Kuwa gabya iyo kuwa cayaaraaba waxay odhan doonaan, Waxaa kugu jira ilahayga oo dhan.
7Jie giedos: “Visos mano versmės yra tavyje!”