1Rabbiga ammaana. Ilaah ku dhex ammaana meeshiisa quduuska ah, Ku dhex ammaana samada xooggiisa.
1Halleluja! Loven Gud i hans helgedom, loven honom i hans makts fäste.
2Falimihiisa waaweyn aawadood u ammaana, U ammaana si waafaqsan weynaantiisa sare.
2Loven honom för hans väldiga gärningar, loven honom efter hans stora härlighet
3Dhawaaqa buunka ku ammaana, Oo shareerad iyo kataarad ku ammaana.
3Loven honom med basunklang, loven honom med psaltare och harpa.
4Ku ammaana daf iyo cayaar, Oo ku ammaana alaab xadhko leh oo muusiko ah iyo biibiile.
4Loven honom med puka och dans, loven honom med strängaspel och pipa.
5Suxuunta laysku garaaco oo codka dheer ku ammaana, Ku ammaana suxuunta sanqadha dheer.Wax kasta oo neef lahuba Rabbiga ha ammaaneen. Rabbiga ammaana.
5Loven honom med ljudande cymbaler, loven honom med klingande cymbaler.
6Wax kasta oo neef lahuba Rabbiga ha ammaaneen. Rabbiga ammaana.
6Allt vad anda har love HERREN. Halleluja!