1Bal eega, Rabbiga ammaana, Rabbiga addoommadiisa oo dhammow, Kuwiinna goor habeennimo ah guriga Rabbiga dhex taaganow.
1Look! Praise Yahweh, all you servants of Yahweh, who stand by night in Yahweh’s house!
2Gacmaha u taaga macbudka xaggiisa, Oo Rabbiga ammaana.Rabbigu Siyoon ha idinka soo barakeeyo, Kaasoo ah kii sameeyey samada iyo dhulkaba.
2Lift up your hands in the sanctuary. Praise Yahweh!
3Rabbigu Siyoon ha idinka soo barakeeyo, Kaasoo ah kii sameeyey samada iyo dhulkaba.
3May Yahweh bless you from Zion; even he who made heaven and earth.