Somali

Estonian

Psalms

129

1Tan iyo yaraantaydii marar badan bay i dhibeen, Reer binu Israa'iil hadda ha yidhaahdeen,
1Palveteekonna laul. Palju on mind rõhutud mu noorpõlvest peale - nõnda ütelgu Iisrael -,
2Tan iyo yaraantaydii marar badan bay i dhibeen, Laakiinse igama ay adkaan.
2palju on mind rõhutud mu noorpõlvest peale: ometi ei ole minust jagu saadud.
3Kuwa beerta jeexa ayaa dhabarkayga jeexay, Oo jeexjeexoodiina way dheereeyeen.
3Mu selja peal on kündjad kündnud, nad on ajanud pikki vagusid.
4Rabbigu waa xaq, Oo isagu wuxuu kala gooyay xadhkihii kuwa sharka leh.
4Issand on õiglane, ta on õelate köied katki lõiganud.
5Inta Siyoon neceb oo dhammu, Ha ceeboobeen oo dib ha u noqdeen.
5Jäägu häbisse ja taganegu kõik, kes vihkavad Siionit!
6Ha noqdeen sida cawska guryaha korkooda ka baxa Oo engega intaanu korin,
6Nad olgu nagu rohi katustel, mis kuivab, enne kui see kitkutakse,
7Oo aan beergooyuhu gacantiisa ka buuxin, Kan xidhmooyinka xidhaana aanu laabtiisa ka buuxin.Oo kuwa ag maraana ma yidhaahdaan, Barakadii Rabbigu korkiinna ha ahaato. Waxaan idiinku ducaynaynaa magaca Rabbiga.
7millest lõikaja ei saa endale peotäit ega siduja sületäit
8Oo kuwa ag maraana ma yidhaahdaan, Barakadii Rabbigu korkiinna ha ahaato. Waxaan idiinku ducaynaynaa magaca Rabbiga.
8ja möödaminejad ei ütle: 'Issanda õnnistus olgu teiega! Me õnnistame teid Issanda nimega!'