Somali

Lithuanian

Isaiah

31

1Waxaa iska hoogay kuwa Masar caawimaad ugu dhaadhaca, oo fardo ku kalsoonaada, oo gaadhifardoodyo isugu halleeya badidooda aawadeed, oo fardooleyna isugu halleeya xooggooda badan aawadiis, laakiinse aan Kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil fiirin, oo aan Rabbigana innaba doondoonin.
1Vargas einantiems į Egiptą pagalbos, kurie pasitiki žirgais ir kovos vežimais. Kadangi jų tiek daug ir raiteliai tokie gausūs ir stiprūs, jie nesikreipia į Izraelio Šventąjį ir neieško Viešpaties.
2Laakiinse isaguba waa xigmad badan yahay, oo belaayuu keeni doonaa, oo erayadiisana dib uma soo celin doono, laakiinse wuxuu ku kici doonaa reerka xumaanfalayaasha iyo caawimaadda kuwa xumaanta sameeya.
2Jis yra išmintingas, užleidžia nelaimę ir neatsiima žodžių. Jis pakils prieš nedorėlių namus ir nusikaltėlių padėjėjus.
3Haddaba bal ogaada in Masriyiintu ay binu-aadmi yihiin, oo ayan Ilaah ahayn, iyo in fardahoodu ay jiidh yihiin, oo ayan ruux ahayn, oo markii Rabbigu gacantiisa soo fidiyo kan wax caawiyaa wuu kufi doonaa, kan la caawiyana wuu dhici doonaa, oo labadooduba way wada halligmi doonaan.
3Egiptiečiai yra žmonės, ne Dievas. Jų žirgai yra kūnas, ne dvasia. Kai Viešpats išties ranką, padėjėjas suklups, ir tas, kuriam teikiama pagalba, kris; taip jie abu drauge žus.
4Waayo, Rabbigu wuxuu igu leeyahay, Sida aar libaax iyo libaax yar oo raq ku kor guuxa, oo markii adhijirro badan loogu yeedho aan codkooda ka baqin ama aan qayladooda ka cabsan ayaa Rabbiga ciidammadu u soo degi doonaa inuu Buur Siyoon iyo kurteeda korkood ku diriro.
4Taip Viešpats pasakė man: “Kaip liūtas ar jaunas liūtukas urzgia prie savo grobio ir neišsigąsta, kai prie jo artėja piemenų būrys šūkaudamas, ir jų nebijo, taip kareivijų Viešpats nusileis kovoti dėl Siono kalno ir jo aukštumos.
5Sida shimbirro duulaya ayaa Rabbiga ciidammadu Yeruusaalem u daafici doonaa, wuu daafici oo wuu samatabbixin doonaa, wuuna u tudhi doonaa oo badbaadin doonaa.
5Kaip paukščiai skraido, taip kareivijų Viešpats gins Jeruzalę; gins, išlaisvins ir išgelbės”.
6Reer binu Israa'iilow, u soo noqda kii aad aad uga caasiyowdeen.
6Izraelio vaikai, grįžkite prie To, nuo kurio buvote visai nutolę.
7Waayo, maalintaas nin kastaaba wuxuu iska xoori doonaa sanamyadiisii lacagta ahaa iyo sanamyadiisii dahabka ahaa oo ay gacmihiinnu dembi idiinku sameeyeen.
7Tą dieną kiekvienas išmes sidabro ir aukso stabus, kuriuos savo rankomis pasidarė ir jais nusidėjo.
8Oo markaas kan reer Ashuur wuxuu ku le'an doonaa seef aan binu-aadmi ka iman, oo seefta aan xagga dadka ka iman ayaa dili doonta, oo seeftuu ka carari doonaa, oo barbaarradiisuna addoommo bay noqon doonaan.Oo cabsi ayuu qalcaddiisa kala sii gudbi doonaa, oo amiirradiisuna cabsi aawadeed bay calanka uga carari doonaan, saas waxaa leh Rabbiga dabkiisu Siyoon ku jiro oo foornadiisuna ay Yeruusaalem taallo.
8“Asirija kris ir žus ne nuo žmogaus kardo. Jie bėgs nuo kardo, ir jų jaunuoliai paklius į vergystę.
9Oo cabsi ayuu qalcaddiisa kala sii gudbi doonaa, oo amiirradiisuna cabsi aawadeed bay calanka uga carari doonaan, saas waxaa leh Rabbiga dabkiisu Siyoon ku jiro oo foornadiisuna ay Yeruusaalem taallo.
9Jie pabėgs į savo tvirtovę iš baimės ir jų kunigaikščiai išsigąs vėliavos”,­sako Viešpats, kurio ugnis Sione ir krosnis Jeruzalėje.