Somali

Lithuanian

Jeremiah

45

1Kanu waa eraygii uu Nebi Yeremyaah kula hadlay Baaruug ina Neeriiyaah markuu erayadan kitaab kaga qoray afkii Yeremyaah, taasoo ahayd sannaddii afraad ee Yehooyaaqiim ina Yoosiyaah uu dalka Yahuudah boqorka ka ahaa, oo wuxuu ku yidhi, Baaruugow,
1Pranašo Jeremijo žodžiai Baruchui, Nerijos sūnui, kai jis šiuos žodžius iš Jeremijo lūpų užrašė į knygą ketvirtais Johakimo, Jozijo sūnaus, Judo karaliaus, metais:
2Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu kugu leeyahay,
2“Taip sako Viešpats, Izraelio Dievas, tau, Baruchai:
3Adigu waxaad tidhi, Anigaa iska hoogay haatan, waayo, Rabbigu xanuunkaygii murug buu iigu sii daray. Taahiddaydii, waan la daalay, oo innaba nasasho ma aan helin.
3‘Tu sakei: ‘Vargas man! Viešpats prideda man skausmų prie mano sielvarto. Pavargau vaitodamas, neturiu ramybės’.
4Waxaad isaga ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Wixii aan dhisay waan dumin doonaa, oo wixii aan beerayna waan rujin doonaa, taasuna waa dalka oo dhan.Ma nafsaddaadaad waxyaalo waaweyn u doondoonaysaa? Ha doondoonin, waayo, bal ogow, Rabbigu wuxuu leeyahay, Anigu masiibaan binu-aadmiga oo dhan ku soo dejin doonaa, laakiinse meel alla meeshii aad tagtidba naftaadaan booli ahaan kuu siin doonaa.
4Todėl taip kalbėjo Viešpats: ‘Ką Aš stačiau­nugriausiu ir ką sodinau­išrausiu.
5Ma nafsaddaadaad waxyaalo waaweyn u doondoonaysaa? Ha doondoonin, waayo, bal ogow, Rabbigu wuxuu leeyahay, Anigu masiibaan binu-aadmiga oo dhan ku soo dejin doonaa, laakiinse meel alla meeshii aad tagtidba naftaadaan booli ahaan kuu siin doonaa.
5Tu prašai sau didelių dalykų. Neprašyk, nes štai Aš bausiu visą kraštą, bet tavo gyvybę duosiu tau kaip grobį visose vietose, kur tik eisi’ ”.