1Anigu codkaygaan Rabbiga ugu qayshadaa, Oo codkaygaan Rabbiga ku baryaa.
1Garsiai šaukiausi Viešpaties, garsiu balsu maldavau Viešpatį.
2Oo hortiisaan ku cawdaa, Oo dhibaatadaydana hortiisaan ku muujiyaa.
2Išliejau priešais Jį savo skundą, sielvartą savo Jam atvėriau.
3Markii naftaydu gudahayga ku itaal darnaatay, waddadayda waad tiqiin, Jidka aan ku socdona dabin bay iigu qariyeen.
3Kai manyje nusilpo mano dvasia, Tu žinojai mano kelią. Mano kelyje slaptai jie padėjo spąstus.
4Bal fiiri xaggayga midig, oo bal arag, Waayo, nin i yaqaan ma jiro, Meel aan magan galo ayaan waayay, ninna naftayda dan kama leh.
4Apsidairęs aplinkui, mačiau, jog nėra nė vieno, kas mane pažintų. Neturėjau kur prisiglausti, niekam nerūpėjo mano gyvybė.
5Rabbiyow, adigaan kuu qayshaday, Oo waxaan idhi, Waxaad tahay magangalkayga, Iyo qaybta aan dalka kuwa nool ku leeyahay.
5Tavęs, Viešpatie, šaukiausi, sakydamas: “Tu esi mano priebėga, Tu mano dalis gyvųjų šalyje”.
6Qayladayda dhegayso, waayo, aad baa hoos laygu dejiyey, Kuwa i silciya iga samatabbixi, waayo, iyagu way iga xoog badan yihiin.Naftayda xabsiga ka soo bixi, si aan magacaaga ugu mahad naqo, Kuwa xaqa ah ayaa igu hareeraysnaan doona, Waayo, wax badan oo wanaagsan baad ii samayn doontaa.
6Išgirsk mano šauksmą, nes esu labai suvargęs. Išgelbėk mane nuo persekiotojų, nes jie stipresni už mane.
7Naftayda xabsiga ka soo bixi, si aan magacaaga ugu mahad naqo, Kuwa xaqa ah ayaa igu hareeraysnaan doona, Waayo, wax badan oo wanaagsan baad ii samayn doontaa.
7Iš kalėjimo mane išvaduok, kad girčiau Tavo vardą. Tada susiburs aplink mane teisieji, kai padarysi man gera.