Somali

Lithuanian

Psalms

149

1Rabbiga ammaana. Rabbiga gabay cusub ugu gabya, Oo ammaantiisana shirka quduusiinta kaga dhex gabya.
1Girkite Viešpatį! Viešpačiui giedokite naują giesmę ir gyrių šventųjų bendruomenėje.
2Reer binu Israa'iil kii iyaga uumay ha ku reyreeyeen, Oo reer Siyoonna boqorkooda ha ku farxeen.
2Tesidžiaugia Izraelis savo Kūrėju. Siono vaikai tesilinksmina dėl savo Karaliaus.
3Magiciisa cayaarta ha ku ammaaneen, Oo ammaan ha ugu gabyeen iyagoo sita daf iyo kataarad.
3Tegiria Jo vardą šokdami, tegieda gyrių Jam su būgnais ir arfomis.
4Waayo, Rabbigu wuxuu ku farxaa dadkiisa, Wuxuu kuwa camalka qabowna ku qurxin doonaa badbaado.
4Viešpats gėrisi savąja tauta; Jis romiuosius papuoš savo išgelbėjimu.
5Quduusiintu ammaan ha ku reyreeyeen, Oo farxad ha ku gabyeen iyagoo sariirahooda jiifa.
5Džiaukitės Jo šlove, šventieji, giedokite Jam savo lovose.
6Ammaanta sare oo Ilaah afkooda ha ku jirto, Seef laba af lahuna gacantooda ha ku jirto,
6Dievo aukštinimas jų burnoje, dviašmenis kalavijas jų rankose,
7Si ay quruumaha uga aargutaan, Oo ay dadyowgana u ciqaabaan,
7kad atkeršytų pagonims, nubaustų tautas,
8Si ay boqorradooda silsilado ugu soo xidhaan, Oo ay raggooda gobta ahna jeebbooyin bir ah ugu soo xidhaan,Si ay iyaga ugu soo dejiyaan xukunka qoran, Quduusiintiisa oo dhammuna waxay leeyihiin sharaftan. Rabbiga ammaana.
8jų karalius pančiais surištų ir jų didžiūnus sukaustytų geležimi,
9Si ay iyaga ugu soo dejiyaan xukunka qoran, Quduusiintiisa oo dhammuna waxay leeyihiin sharaftan. Rabbiga ammaana.
9kad įvykdytų jiems paruoštą sprendimą! Tokia garbė visiems Jo šventiesiems. Girkite Viešpatį!