1Rabbiga ammaana. Rabbiga samooyinka ka ammaana, Meelaha sarsarena ka ammaana.
1Girkite Viešpatį! Girkite Viešpatį iš dangaus! Girkite Jį aukštybėse!
2Malaa'igihiisa oo dhammow, ammaana isaga, Ciidankiisa oo dhammow, ammaana isaga.
2Girkite Jį, visi Jo angelai; girkite Jį, visa Jo kareivija!
3Qorraxda iyo dayaxow, ammaana isaga, Xiddigaha iftiinka oo dhammow, ammaana isaga.
3Girkite Jį, saule ir mėnuli; girkite Jį, spindinčios žvaigždės!
4Ammaana isaga, samooyinka samooyinkow, Iyo biyaha samooyinka ka sarreeyow.
4Girkite Jį, dangų dangūs ir viršum jų esantys vandenys!
5Iyagu magaca Rabbiga ha ammaaneen, Waayo, isagu wuu amray, oo iyana way abuurmeen.
5Visi tegiria Viešpaties vardą, nes Jis įsakė, ir visa buvo sukurta.
6Oo weliba isagaa adkeeyey iyaga weligood iyo weligoodba, Oo wuxuu sameeyey xad aan la gudbi doonayn.
6Jis amžių amžiams viską įtvirtino, nustatė nekintamą tvarką.
7Rabbiga dhulka ka ammaana, Masbadeedyo iyo moolal oo dhammow,
7Girkite Viešpatį, kas esate žemėje: jūrų pabaisos ir visos gelmės,
8Dab iyo roobdhagaxyaale, baraf cad iyo ceeryaamow, Iyo dabayl duufaan ah oo eraygiisa oofiyow,
8ugnie ir kruša, sniege ir migla, vėjai audringi, vykdantys Jo žodį,
9Buuro iyo kuro oo dhammow, Dhir midho badan iyo dhir kedar la yidhaahdo oo dhammow,
9kalnai ir kalvos, vaismedžiai ir kedrai,
10Dugaag iyo xoolo oo dhammow, Waxa gurguurta iyo haadda duusha oo dhammow,
10žvėrys ir visi gyvuliai, žemės ropliai ir sparnuoti paukščiai.
11Boqorrada dhulka iyo dadyowga oo dhammow, Amiirrada iyo xaakinnada dhulka oo dhammow,
11Žemės karaliai ir visos tautos, kunigaikščiai ir žemės teisėjai,
12Barbaarro iyo hablow, Odayaal iyo carruuray,
12jaunuoliai ir mergaitės, seniai ir vaikai,
13Ha ammaaneen magaca Rabbiga, Waayo, magiciisa oo keliya ayaa la sarraysiiyaa, Ammaantiisu dhulka iyo cirkaba way ka korraysaa.Isagu wuxuu sare u qaaday geeskii dadkiisa, Iyo ammaantii quduusiintiisa oo dhan, Waana reer binu Israa'iil oo ah dad isaga u dhow. Rabbiga ammaana.
13garbinkite Viešpaties vardą, nes Jis vienas didingas. Jo šlovė virš dangaus ir žemės.
14Isagu wuxuu sare u qaaday geeskii dadkiisa, Iyo ammaantii quduusiintiisa oo dhan, Waana reer binu Israa'iil oo ah dad isaga u dhow. Rabbiga ammaana.
14Savo tautos Jis iškelia ragą, gyrių visų savo šventųjų, Izraelio vaikųtautos, kuri Jam artima. Girkite Viešpatį!