Somali

Lithuanian

Psalms

67

1Ilaahow, noo naxariiso, oo na barakee, Oo wejigaaguna ha na iftiimiyo, (Selaah)
1Dieve, būk mums gailestingas ir laimink mus, parodyk šviesų savo veidą,
2In jidkaaga laga ogaado dhulka, Quruumaha oo dhan dhexdoodana laga wada ogaado caafimaadkaaga wax badbaadiya.
2kad pažintų žemėje Tavąjį kelią, visose tautose Tavo išgelbėjimą!
3Ilaahow, dadyowgu ha ku ammaaneen, Dadyowga oo dhammu ha ku ammaaneen.
3Dieve, tegiria Tave tautos, tegiria Tave visos tautos!
4Quruumuhu ha farxeen oo ha gabyeen farxad aawadeed, Waayo, dadyowga waxaad ku xukumi doontaa caddaalad, Oo quruumahana dhulkaad ugu talin doontaa. (Selaah)
4Tesilinksmina ir tegieda iš džiaugsmo tautos, kad teisi jas teisingai ir valdai tautas pasaulyje!
5Ilaahow, dadyowgu ha ku ammaaneen, Dadyowga oo dhammu ha ku ammaaneen.
5Dieve, tegiria Tave tautos, tegiria Tave visos tautos!
6Dhulku wuxuu soo saaray midhihiisii, Waxaa ina barakayn doona Ilaah, oo ah Ilaaheenna qudhiisa.Ilaah waa ina barakayn doonaa, Oo dhulka darafyadiisa oo dhammuna way ka cabsan doonaan isaga.
6Žemė davė derlių, nes mus laimino Dievas, mūsų Dievas.
7Ilaah waa ina barakayn doonaa, Oo dhulka darafyadiisa oo dhammuna way ka cabsan doonaan isaga.
7Telaimina mus Dievas ir tebijo Jo visi žemės pakraščiai.