1Aad ugu gabya Ilaaha xooggeenna ah, Oo farxad ugu qayliya Ilaaha Yacquub.
1Garsiai šlovinkite Dievą, mūsų stiprybę, džiaugsmingą triukšmą kelkite Jokūbo Dievui!
2Sabuurka kor u qaada, oo waxaad halkan keentaan dafka, Iyo kataaradda lagu farxo, iyo shareeradda.
2Giedokite psalmę, muškite būgną, skambinkite psalteriu ir arfa!
3Buunka afuufa markay bishu dhalato, Iyo markuu dayaxu caddo buuxda yahay, iyo maalinta iiddeenna quduuska ah.
3Pūskite trimitą jauno mėnulio dieną, skirtu laiku mūsų šventėje!
4Waayo, taasu qaynuun bay u tahay reer binu Israa'iil, Waana amar ka yimid Ilaaha Yacquub.
4Tai yra įsakymas Izraeliui, Jokūbo Dievo įstatymas.
5Oo wuxuu reer Yuusuf dhexdooda ka dhigay markhaati, Markii uu dalkii Masar ku soo baxay, Halkaas oo aan ka maqlay af aanan aqoon.
5Tokį nurodymą gavo Juozapas, kai Jis ėjo per Egipto žemę. Išgirdau nežinomą kalbą:
6Garbihiisa waxaan ka qaaday culaabtii saarnayd, Gacmihiisana waxaa laga xoreeyey dambiishii.
6“Aš pašalinau tavo naštą nuo pečių, tavo rankoms nebereikia nešioti pintinės.
7Waad ii dhawaaqatay markii dhib kuu yimid, oo anna waan ku soo samatabbixiyey, Waxaan kaaga jawaabay onkodka meeshiisa qarsoon, Oo waxaan kugu tijaabiyey biyihii Meriibaah. (Selaah)
7Varge šaukeisi, ir Aš išgelbėjau tave, atsiliepiau iš griaudėjančio debesies, prie Meribos vandenų mėginau tave.
8Dadkaygiiyow, bal i maqla, Oo anna waan idiin digi doonaa, Reer binu Israa'iilow, bal haddaad i maqli lahaydeen!
8Klausyk, mano tauta, Aš noriu tave įspėti! O kad tu, Izraeli, paklausytum manęs!
9Waa inaan ilaah qalaad idinku dhex jirin, Oo waa inaydaan innaba ilaah qalaad caabudin.
9Neturėk ir negarbink jokio kito dievo!
10Anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahaaga ah, Oo kaa soo bixiyey dalkii Masar, Afkaaga aad u kala qaad, oo anna waan buuxin doonaa.
10Aš esu Viešpats, tavo Dievas, kuris išvedžiau tave iš Egipto žemės. Plačiai išsižiok, kad pripildyčiau tavo burną.
11Laakiinse dadkaygii ma ay dhegaysan codkaygii, Oo reer binu Israa'iilna ima aqbalin.
11Bet mano tauta neklausė mano balso, Izraelis man nepakluso.
12Sidaas daraaddeed waxaan u daayay inay ku socdaan madaxadayggooda. Si ay taladooda ugu socdaan.
12Todėl atidaviau juos jų širdžių geismams, jie vaikščiojo pagal savo sumanymus.
13Bal may dadkaygu i dhegaystaan, Oo reer binu Israa'iil bal may jidkayga ku socdaan!
13O kad mano tauta klausytų manęs, kad Izraelis eitų mano keliais!
14Oo waxaan haddiiba jebin lahaa cadaawayaashooda, Oo gacantaydana waan ku jeedin lahaa colkooda.
14Tuojau pažeminčiau jų priešus ir prieš jų prispaudėjus pakelčiau ranką!
15Kuwa Rabbiga necebu waxay hoos geli lahaayeen isaga, Laakiinse wakhtigoodu weligiis wuu waari lahaa.Oo weliba wuxuu iyaga ku quudin lahaa sarreenka ugu wanaagsan, Oo waxaan ka dhergin lahaa malabka dhagaxa ka soo baxa.
15Kurie nekenčia Viešpaties, turėtų Jam lenktis, ir toks jų likimas būtų per amžius.
16Oo weliba wuxuu iyaga ku quudin lahaa sarreenka ugu wanaagsan, Oo waxaan ka dhergin lahaa malabka dhagaxa ka soo baxa.
16O juos geriausiais kviečiais valgydinčiau, uolų medumi maitinčiau”.