1Ilaah wuxuu dhex istaagaa ururka Ilaah, Oo wuxuu wax ku xukumaa ilaahyada dhexdooda,
1Dievas pakyla dievų susirinkime, dievams teismą daro:
2Ilaa goormaad xaqdarro wax ku xukumaysaan? Oo ilaa goormaad kuwa sharka leh u eexanaysaan? (Selaah)
2“Ar dar ilgai teisite neteisingai ir pataikausite nedorėliams?
3Miskiinka iyo agoonka gar siiya, Oo caddaalad ugu garsoora kan dhibaataysan iyo saboolka.
3Ginkite vargšus ir našlaičius, beturčių ir paniekintųjų saugokite teises.
4Badbaadiya miskiinka iyo kan baahan, Oo ka samatabbixiya gacanta kuwa sharka leh.
4Vargšus ir beturčius iš nedorėlių rankų vaduokite!”
5Iyagu waxba ma yaqaaniin, waxna garan maayaan, Oo gudcur bay hor iyo dib ugu socdaan, Dhulka aasaaskiisii oo dhammu waa wada dhaqdhaqaaqay.
5Jie neišmano ir nesupranta, jie vaikščioja tamsoje, todėl visi žemės pamatai svyruoja.
6Waxaan idhi, Idinku waxaad tihiin ilaahyo, Oo dhammaantiin waxaad tihiin Ilaaha uga sarreeya wiilashiisii.
6Aš tariau: “Jūs esate dievai ir Aukščiausiojo sūnūs.
7Habase yeeshee waxaad u dhiman doontaan sida dadka oo kale, Oo waxaad u dhici doontaan sida amiirrada midkood.Ilaahow, sara joogso oo dhulka xukun, Waayo, waxaad dhaxli doontaa quruumaha oo dhan.
7Tačiau jūs mirsite kaip žmonės, krisite kaip bet kuris kunigaikštis”.
8Ilaahow, sara joogso oo dhulka xukun, Waayo, waxaad dhaxli doontaa quruumaha oo dhan.
8Pakilk, Dieve, teisk žemę, nes visos tautos Tau priklauso!