Somali

Lithuanian

Psalms

98

1Rabbiga gabay cusub ugu gabya, Waayo, isagu wuxuu sameeyey waxyaalo yaab badan, Gacantiisa midig iyo dhudhunkiisa quduuska ahuna waxay keeneen badbaado.
1Naują giesmę giedokite Viešpačiui, nes nuostabius darbus Jis daro! Jo dešinė ir Jo šventoji ranka Jam pergalę teikia.
2Rabbigu wuxuu dadka ogeysiiyey badbaadadiisii, Oo xaqnimadiisiina wuxuu bayaan ugu muujiyey quruumaha hortooda.
2Viešpats apreiškė savo išgelbėjimą, tautų akivaizdoje parodė savo teisumą.
3Oo wuxuu soo xusuustay naxariistiisii iyo aaminnimadiisii uu u qabay reerka binu Israa'iil, Dadka dhulka darfihiisa jooga oo dhammu way wada arkeen badbaadinta Ilaaheenna.
3Jis atsiminė savo gailestingumą ir tiesą, žadėtą Izraelio namams. Visi žemės pakraščiai pamatė Dievo išgelbėjimą.
4Inta dhulka joogta oo dhammay, Rabbiga farxad ugu qayliya, Dhawaaqa, oo farxad ku gabya, oo ammaan ku gabya.
4Džiaugsmingą triukšmą kelkite Viešpačiui visos šalys! Linksminkitės ir giedokite gyrių.
5Rabbiga ammaan ugu gabya idinkoo kataarad haysta, Kataarad iyo codka heeska ugu gabya.
5Giedokite Viešpačiui, pritardami arfomis, giedokite psalmes, pritardami arfomis.
6Boqorka Rabbiga ah hortiisa farxad kaga dhawaajiya Turumbooyin iyo buunan.
6Trimitų ir rago garsais kelkite džiaugsmingą triukšmą prieš Karalių, Viešpatį!
7Badda iyo waxa ka buuxaaba ha guuxeen, Dunida iyo kuwa dhex deggan oo dhammuna ha dhawaaqeen,
7Tesidžiaugia jūra ir kas joje yra, žemė ir jos gyventojai!
8Webiyadu ha sacbiyeen, Oo buuruhuna dhammaantood farxad ha kaga gabyeen Rabbiga hortiisa,Waayo, isagu wuxuu u imanayaa inuu dhulka xukumo, Wuxuu dunida ku xukumi doonaa xaqnimo, Dadyowgana caddaalad.
8Upės teploja rankomis, kalnai tesidžiaugia kartu
9Waayo, isagu wuxuu u imanayaa inuu dhulka xukumo, Wuxuu dunida ku xukumi doonaa xaqnimo, Dadyowgana caddaalad.
9Viešpaties akivaizdoje, nes Jis ateis teisti žemę! Jis teis pasaulį teisingai ir tautas nešališkai.