1Rabbigu isagaa taliya, dadyowgu ha gariireen, Isagu wuxuu ku fadhiyaa keruubiimta, dhulku ha dhaqdhaqaaqo.
1Viešpats karaliauja, tegu dreba tautos. Jis sėdi tarp cherubų, tedreba žemė.
2Rabbigu Siyoon dhexdeeda waa ku weyn yahay, Oo dadyowga oo dhanna wuu ka wada sarreeyaa.
2Viešpats yra didis Sione. Jis yra aukščiau nei visos tautos.
3Iyagu ha ammaaneen magacaaga weyn oo laga cabsado, Isagu waa quduus.
3Tegiria jie Tavo vardą, didį ir baisų; Jis yra šventas.
4Oo weliba boqorka xooggiisu wuxuu jecel yahay garsoorid, Caddaalad baad adkaysaa, Garsoorid iyo xaqnimo baad u samaysaa reer Yacquub.
4Karaliaus galybė myli tiesą. Tu įtvirtini teisingumą, teisumą ir teisybę Jokūbe įvykdai.
5Rabbiga Ilaaheenna ah sarraysiiya, Oo meeshuu cagaha saartona ku sujuuda, Isagu waa quduus.
5Aukštinkite Viešpatį, mūsų Dievą, garbinkite priešais Jo sostą; Jis yra šventas.
6Muuse iyo Haaruun waxay ka mid ahaayeen wadaaddadiisa, Samuu'eelna wuxuu ka mid ahaa kuwa magiciisa u yeedha, Iyagu waxay baryeen Rabbiga, oo isna wuu u jawaabay.
6Mozė ir Aaronas tarp Jo kunigų ir Samuelis tarp tų, kurie šaukiasi Jo vardo. Jie šaukėsi Viešpaties, ir Jis atsakė jiems.
7Wuxuu iyagii kala dhex hadlay tiirkii daruurta ahaa, Iyana waxay xajiyeen markhaatifurkiisii iyo qaynuunkii uu iyaga siiyey.
7Iš debesies stulpo kalbėjo Jis; jie laikėsi Jo nuostatų ir potvarkių, kuriuos Jis jiems davė.
8Rabbiyow Ilaahayagiiyow, waad u jawaabtay, Oo waxaad ahayd Ilaah iyaga cafiyey, In kastoo aad falimahoodii ka aargoosatay.Rabbiga Ilaaheenna ah sarraysiiya, Oo isaga ku caabuda buurtiisa quduuska ah, Waayo, Rabbiga Ilaaheenna ahu waa quduus.
8O Viešpatie, mūsų Dieve, Tu atsakei jiems! Atlaidus Dievas buvai jiems, nors ir atlygindavai už jų nusikaltimus.
9Rabbiga Ilaaheenna ah sarraysiiya, Oo isaga ku caabuda buurtiisa quduuska ah, Waayo, Rabbiga Ilaaheenna ahu waa quduus.
9Aukštinkite Viešpatį, mūsų Dievą, garbinkite prie Jo švento kalno, nes Viešpats, mūsų Dievas, yra šventas!