1Markaasaa Bildad oo ahaa reer Shuuxii u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi,
1Därefter tog Bildad från Sua till orda och sade:
2Dowladnimo iyo cabsiba isagaa leh, Oo meelihiisa sarena nabad buu ka dhigaa.
2Hos honom är väldighet och förskräckande makt, hos honom, som skapar frid i sina himlars höjd.
3Ciidammadiisu ma tiray leeyihiin? Oo yuu yahay kan aan iftiinkiisu ku soo bixin?
3Vem finnes, som förmår räkna hans skaror? Och vem överstrålas ej av hans ljus?
4Balse sidee baa nin u kari karaa inuu Ilaah hortiisa xaq ku ahaado? Mid naagu dhashayse sidee buu u karaa inuu nadiif ahaado?
4Huru skulle då en människa kunna hava rätt mot Gud eller en av kvinna född kunna befinnas ren?
5Bal eeg, xataa dayuxu hortiisa nuur kuma leh, Oo xiddiguhuna hortiisa daahir kuma aha.Intee buu ka sii liitaa nin dirxi ahu! Iyo binu-aadmiga dirxiga ahu!
5Se, ej ens månen skiner nog klart, ej ens stjärnorna äro rena i hans ögon;
6Intee buu ka sii liitaa nin dirxi ahu! Iyo binu-aadmiga dirxiga ahu!
6huru mycket mindre då människan, det krypet, människobarnet, den masken!