1Kaaga samooyinka dhex fadhiyow, Adigaan indhahayga kor kuugu taagaa.
1En vallfartssång. Jag lyfter mina ögon upp till dig, du som bor i himmelen.
2Bal eeg, sida ay indhaha addoommadu u fiiriyaan gacanta sayidkooda, Iyo sida ay gabadh indhaheedu u fiiriyaan gacanta sayidaddeeda Ayay indhahayagu u fiiriyaan Rabbiga Ilaahayaga ah, Ilaa uu noo naxariisto.
2Ja, såsom tjänares ögon skåda på deras herres hand, såsom en tjänarinnas ögon på hennes frus hand, så skåda våra ögon upp till HERREN, vår Gud, till dess han varder oss nådig.
3Rabbiyow, noo naxariiso, annaga noo naxariiso, Waayo, waxaa aad nooga buuxda quudhsasho.Naftayadii waxaa aad uga batay Qosolka kuwa istareexsan Iyo quudhsashadii kuwa kibirsan.
3Var oss nådig, HERRE, var oss nådig, ty vi äro rikligen mättade med förakt.
4Naftayadii waxaa aad uga batay Qosolka kuwa istareexsan Iyo quudhsashadii kuwa kibirsan.
4Rikligen mättad är vår själ med de säkras bespottelse, med de högmodigas förakt.