Somali

World English Bible

Psalms

117

1Quruumaha oo dhammow, Rabbiga ammaana, Dadyowga oo dhammow, ammaana isaga.Waayo, naxariistiisu xaggeenna waa ku weyn tahay, Rabbiga runtiisuna weligeedba way waartaa. Rabbiga ammaana.
1Praise Yahweh, all you nations! Extol him, all you peoples!
2Waayo, naxariistiisu xaggeenna waa ku weyn tahay, Rabbiga runtiisuna weligeedba way waartaa. Rabbiga ammaana.
2For his loving kindness is great toward us. Yahweh’s faithfulness endures forever. Praise Yah!