Somali

Lithuanian

Isaiah

4

1Oo maalintaas toddoba naagood ayaa isku nin qabsan doona, oo waxay ku odhan doonaan, Annagaa ismasruufayna oo annagaa is-arrad tirayna, ee magacaaga keliya ha lanoogu yeedho, oo ceebtayada naga fogee.
1Tą dieną septynios moterys, nutvėrusios vieną vyrą, sakys: “Mes valgysime savo duoną ir vilkėsime savais drabužiais, tik leisk mums vadintis tavo vardu, nuimk nuo mūsų panieką”.
2Oo maalintaas ayaa biqilka Rabbigu noqon doonaa wax qurux iyo ammaan badan, oo midhaha dhulkuna waxay kuwa reer binu Israa'iil oo baxsaday u noqon doonaan wax lagu faano oo quruxsan.
2Tą dieną Viešpaties atžala bus graži ir šlovinga, o žemės vaisius bus pasididžiavimas ir garbė išlikusiųjų Izraelyje.
3Oo waxay noqon doontaa in kii Siyoon ku hadhay iyo kii Yeruusaalem sii joogay loogu yeedho quduus, xataa mid kasta oo ku qoran kuwa Yeruusaalem ku nool dhexdooda
3Išlikęs Sione ir gyvenąs Jeruzalėje bus vadinamas šventu­kiekvienas, kuris bus įrašytas gyventi Jeruzalėje.
4markii Sayidku maydho wasakhda dadka Siyoon, oo uu Yeruusaalem dhiiggeeda dhexdeeda kaga nadiifiyo ruuxa caddaaladda, iyo ruuxa wax guba.
4Kai Viešpats nuplaus Siono dukters nešvarumą ir išvalys Jeruzalės kraują teismo ir ugnies dvasia,
5Oo meel kasta oo la deggan yahay oo Buur Siyoon ku taal, iyo shirarkeeda oo dhanba Rabbigu wuxuu ku kor abuuri doonaa maalintii daruur iyo qiiq, habeenkiina dab ololaya iftiinkiis, oo ammaanta oo dhanna waxaa ka sarrayn doona dabool.Oo maalinnimada waxaa jiri doona meel kulaylka laga hadhsado, iyo meel la galo, iyo meel laga dugsado duufaanka iyo roobka.
5tada Viešpats padarys ant viso Siono kalno ir ant susirinkusių debesį ir dūmus dieną, o naktį skaisčiai liepsnojančią ugnį. Viešpaties šlovė bus apsauga visiems.
6Oo maalinnimada waxaa jiri doona meel kulaylka laga hadhsado, iyo meel la galo, iyo meel laga dugsado duufaanka iyo roobka.
6Tai bus ūksmė dienos metu nuo karščio ir priedanga bei užuovėja nuo audros ir lietaus.