1Rabbiyow, qalbigaygu kor isuma qaado, indhahayguna ma kibirsana, Oo anna iskuma dhex tuuro axwaal waaweyn, Ama waxyaalihii igu yaab badan.
1Viešpatie, mano širdis neišpuikusi ir akys nesidairo išdidžiai. Aš nesivaikau didelių dalykų, kurie man nepasiekiami.
2Hubaal naftaydii waan dejiyey, oo waan xasilliyey, Sida ilmo naas laga gudhiyey oo hooyadiis la jooga, Naftaydu waxay iigu jirtaa sida ilmo naas laga gudhiyey.Reer binu Israa'iilow, Rabbiga rajo ku qaba, Haddeer intii laga bilaabo iyo tan iyo weligiinba.
2Aš raminau ir tildžiau savo sielą, kaip nujunkytą kūdikį. Mano siela yra kaip nujunkytas kūdikis.
3Reer binu Israa'iilow, Rabbiga rajo ku qaba, Haddeer intii laga bilaabo iyo tan iyo weligiinba.
3Pasitikėk Viešpačiu, Izraeli, dabar ir per amžius!