Somali

Lithuanian

Psalms

93

1Rabbigaa taliya, oo wuxuu huwan yahay haybad, Rabbigu waa huwan yahay, oo wuxuu dhexda ku xidhay xoog, Duniduna waxay u dhisan tahay si aan la dhaqaajin karin.
1Viešpats karaliauja. Jis apsivilkęs didybe, Viešpats susijuosęs stiprybe, taip tvirtai pastatė pasaulį, kad jo niekas nepajudins.
2Carshigaagu wuxuu dhismay waa hore, Oo adiguna waxaad jirtay tan iyo weligaa.
2Tvirtai stovi Tavo sostas nuo senovės; nuo amžių Tu esi!
3Rabbiyow, webiyadii kor bay u kaceen, Webiyadii codkooday kor u qaadeen, Oo webiyadii waxay kor u qaadeen hirarkoodii.
3Viešpatie, vandenys patvino, pakilo jų ūžimas, pakilo vandenų bangos!
4Biyaha badan codkooda, Iyo mawjadaha badda oo waaweynba Waxaa ka sii xoog badan Rabbiga sare.Rabbiyow, markhaatifurkaagu waa hubaal, Oo weligaaba waxaa gurigaaga ku habboon quduusnimo.
4Galingesnis už gausių vandenų šniokštimą, už galingas jūrų bangas yra Viešpats aukštybėse!
5Rabbiyow, markhaatifurkaagu waa hubaal, Oo weligaaba waxaa gurigaaga ku habboon quduusnimo.
5Tavo liudijimai labai patikimi. Tavo namus puošia šventumas, Viešpatie, per amžius.